CODKA Khamiis 2007-6-14

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Xaflad lagu maamuusahayey dalinyaradda dhameeysey fasaladda sagaalaad, oo ka dhacdey xalayto xaafada Rinkeby.
  • Lacagtii gaadiidka laga qaadi yirey markeey soo galaan fares magaalaha Stockholm oo dib u bilaabaneeysa 8 bisha sideedad.
  • Dhibaatooyinka ay u hor seedo caydu caruurta iyo dhalin yaradda.
  • Nin da yar oo dhibsadey habka loola dhaqmo dhalinyarada somaliyeed gaar hahaan kuwa qurbo joogtaa.