CODKA Arbaco 2007-07-04

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Markhaatiga maxkamadaha iyo ammaankiisa.
  • Xaflado ka dhacey magaalada Istockholm laguna xusayey maalintii gobanimada Soomaaliya
  • Fannaanka da’da yar ee Qadaafi.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".