CODKA Khamiis 2007-07-05

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Alice Timander, marwadii ugu horreysey ee dhakhtar ilkaha ee Iswiidhen oo Salaasadii geeriyootey.
  • Alan Johnston oo laga sii daayey heysashadii carriga Qaasa ee Falastiin.
  • Shuruucda cusub ee la kowsatey koowda Juulaay ee sannadka 2007-da.

Shuruucda cusub ee ee hirgashey laga soo bilaabo koowda bisha Juulaay ee sannadka 2007-da, lana xiriira ama saameynta ku yeeshey nolosha bulshada.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".