CODKA Khamiis 2007-07-12

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Todobaadkii Almedalen ee siyaasiinta, maxuu ka jiri gudoomiyaha xisbiga MP.
  • Sidee loo dalban karaa saamixid deemeed.
  • Talaalka caruurta dadoodu tahay 18bilood oo waalidiin soomaliyeed oo dagan dalkan Iswiidhan, ay diideen. Maxeey sabab uga dhigeen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".