CODKA Arbaco 2007-07-18

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Wiil 20 jir ah heystana dhalashada dalkan Iswiidhen asal ahaanna ka soo jeeda Soomaaliya oo la sheegey in lagu xabisey Itoobiya oo uu sfar ku tagey.

Dawladda iswiidhen oo albaabadda u furtey xoogga shaqalaha ee ka yimaada waddammada ka baxsan ururka midowga Yurub.

Ardeyda dhigata waxbarashada sare oo la sheegey in 25% isaga haraan dhaqaale xumo darteed.

Toddobaadkii Almedalen oo maalintii Sabtida la soo gabagabeeyey.

Cayaarihii kuleylaha ee kubadda cagta oo ka furmey Istockholm

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".