CODKA Arbaco 2007-07-25

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Bisha qurunta loo yaqaan Råtmånad, bakteeriyaduna xafladda ku sugan tahey.
  • Bannaanbax ka dhacey magaalada Istockholm.
  • Tarjubaan mise af celis, maxey hoowshoodu tahey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".