Ingemar Bergman oo ku geeriyoodey 89 jir.

Ingmar Bergman oo geeriyoodey 89 jir

Ingmar Bergman, Alife iyo soo saaraha filimada iyo masraxadda tiyaatarada oo ku geeriyoodey gurigiisa oo ku yiil jasiiradaha waqooyi bari ee jasiiradda Gotland, da’diisuna gaarsiisneyd 89 sannadood.

- Magac aad ugu weyn adduunweynaha ayaa ka geeriyoodey dalka Iswiidhen, sida ey sheegtey wasiirka ciyaaraha iyo dhaqanka Lena Adelsohn Liljeroth.

- Waxaa xaqiiq ah in masraxyada uu sameeyey Ingmar Bergmans ey kaalin weyn kaga jiraan sameynta masraxyada ee caalamka. Waana alife mkaalin walba yeesha ama ey la kulmaan daawadeyaal cusubi.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".