Ingemar Bergnman oo shir jaraa'id qabanaya

CODKA 2007-08-01

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Ingmar Bergman oo ku geeriyoodey 89 jir Isniintii ina soo dhaaftey.
  • Cashuurtii garaawirada isaga gooshta faras magaalaha Istockholm oo maanta dib u bilaabatey islamarkaana la joogteeyey
  • Feestadii Pride Festival oo maanta laga furi doono magaalada Istockholm
  • Falka lagu magacaabo Hedersmord, Muxuu yahey. Mase yahey mid ka mid ah dhaqanka soomaalida.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".