CODKA Khamiis 2007-08-02

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Guddiga ammaanka ee heyadda qaramada Midoowdey oo go’aan loo dhan yahey Salaasadii ku gaartey ciidan ammaan ee loo diro Darfuur.

  • Xaflad-sannadeedkii Pride festival-ka oo Arbacadii ka furmey magaalada Istockholm

Barnaamij ku baxey luuqadda iswiidhishka ee ey sii deysey idaacadda leyska dhageysto ee iswiidhen.

  • Xaaladda Soomaaliya oo aannu wareysi kala yeelaney weriye Rickard Myrenberg oo saddex maalmood safar ku bixiyey magaalada Gaalkacyo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista