Sawir carweed toddobaadka siyaasadda ee Almedalen sannadka 2007

Degmada Gotland waa jasiirad ka kooban dhowr jasiiradood kuna taala koonfur bari ee magaalada Istockholm, dhacdana badda loo yaqaan Östersjön.

Degmadani waxey caan ku tahey dhanka taariikhda, sidoo kale dalxiiska qaasatan xilliga kuleylaha.

Sannad walba waxaa ka xilliga xaggaaga ka dhaca wxa loo yaqaan toddobaadka siyaasadda ee Almedalen.

Kuleylaha sannadka foodda innagu soo haya ee 2008-da, waxaa loo dabaaldegi doonaa sannadguuradii 40-naad, markii ugu horreysey ee Olof Palme, hogaamiyihii hore ee dalka uu fasaxiisii kuleylaha 1968-kii uu gaari dushii qudbad ka jeediyey isaga oo ku sugan jardiinada Almedalen.

Hase yeshee sawirradani waxey ka mid yihiin kuwo ey idaacadda caalamiga ahi ka soo qaadey toddobaadkii siyaasadda ee Almedalen ee sannadka 2007.

 

 

  

 

 

 

 

 

 

 

پایه و اساس کار ما در رادیوی سویدن خبرنگاری معتبر و بی طرفانه است. رادیوی سویدن یک رسانه غیر وابسته از نظر سیاسی، مذهبی و اقتصادی است که درجهت منافع هیچ نهاد عامه ویا فرد مستقل فعالیت نمی‌کند.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista