1 av 2
Mustafa Maxamed orodyahan ka qeyb qaatey tartanka cayaaraha fudfudud ee DN galan
2 av 2
Rizak Rirshe orodyahan soomaaliyeed

CODKA Arbaco 2007-08-08

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Dhaqaalaha la siiyo ardeyda ee ka baxa heyadda CSN ayaa la sheegey in si aan wanaagsaneyn oo been ah lagu qaato.

Kulan ka dhacey aqalka umadda ee xaafadda Rinkeby, loogana faaloonayey taariikhda, suugaanta iyo afka soomaaliyeed.

Ciyaar sannadeedkii ciyaaraha fudfudud ee lagu magacaabo

DN-galan oo Salaasadii ka dhacdey garoonka Istadum-ka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".