Jytte Guteland, SSU

CODKA Arbaco 2007-08-09

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Guddomiye cusub ooloo doortey xisbiga dhalin yarada ee  Socialdemokraten SSU. Maxaa ka mida siyaasada cusub ee gudoomiyaha. 

Dumarka ka soo dac woona haya dhibaatada raga ayaa sii badaneeysa, sidoo kalan waxaa sii kordha haya dhibaaatad ragu ku hayo dumarka iyo caruurta. Maxeey ka yiraahdeen saxaafadaha kale, boliskuse sideebuu u arkaa arinkaas, muxuuse ka qabana hayaa.


 

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".