CODKA Khamiis 2007-08-16

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Todobaadkii Biyaha oo ka  furmay magaalada Stockholm. Maxaa kamida wayaabihii looga wada hadley, somaliduse xagee uga jirtaa dhibaatooyinka biyo laanta ama biyha oo fatahma.
  • Shirkadaha gaarka loo leeyahay oo larabo in ladardar galiyo tayadooda dalkaan Iswiidhan, somalidu xagee kaga jiraan.
  • Wareeysi dheer oo aan la yeelaney Saalax Xaashi Carab, oo booqasho u jooga dalkaan Iswiidhan, qadar kamida taariiqdiisa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".