Baarlamanka Dalka Iswiidhan

CODKA Arbaco 2007-09-19

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Baarlamaanka dalkan Iswiidhan oo shaqadiisii dib u bilaabey, kadib markii shalayto albaabka laga furey. Maxa kamidda waxyaabaha xisbiyadda isbahaysigu fulin doonaan, sanadyadda soo socda.
  • Labo dhalin  yaraa oo ka dooda haya sideey nolosha u arkaan iyo waliba muhiimada uu dhulkoodu u leeyahay. Mid ka midda labaddan dhalinyaro ayaa safar ku tagey Somalia.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista