Han Duck-Soo & Fredrik Reinfeldt

Fredrik Reinfeldt oo dhisey guddi caalamiya.

Ràysul wasaaraha dalkan Fredrik Reinfeldt ayaa dhisey guddi caalamiya, kaa soo wax qabadkiisu yahay daryeelka cimiladda.

Réysul wasaaruhu, waxuu shaqaddan hormuud uga dhigey wasiirka deeqda Gunilla Carlsson.

Reinfeldt, waxuu maantey ka qeeyb qaatey kula ay iskugu yimaadeen 70 masuul oo dhigiisaa oo ka kala yimidd dalal kala duwen. Kulan kaas oo ka furmay New York, ayuu Réysul wasaaruhu Kula kulmey masuulka QM Ban Ki Moon.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista