CODKA Khamiis 2007-09-27

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Wasiirka arimaha dibadda ee dalkaan Iswiidhan Carl Bild, oo ka hadlay dhibaatadda ka aloosan dalka Burma.
  • Xaaladda Ismaamulka Somali Galbeed oo laga soo dayriyey. Ka dib markii uu soo baxadey war bixintii gudigii xaqiiqo doonka  ee ay QM u dirtey.
  • Talaalka iyo faa’iidooyinkiisa. Gaar ahaan hadii aad aadeeysid wadamada Afrika kuwo kamidda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista