Aqoonyahan baareya miino dhulka hoostiisa lagu aasey

Iswiidhen oo gacan ka geysaneysa saaridda miinooyinka

Heyadda badbaadinta ee Rädningsverket ayaa howl socon doonta muddo sannad kaga howlgeli doonta magaalada Beydhabo sidii ey gacan uga geysan laheyd soo saaridda miinooyinka dhulka ku aasan ee carrigaa.

Wareysigan waa iswiidhsh isagoo soomaali ah waxaad ku maqli doontaan barnaamijyada foodda innagu soo haya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".