CODKA Khamiis 2007-10-11

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Billadda literatuurada Nobel-ka oo maanta lagu dhawaaqey.
  • Dhallaan aan la kullaney saddex sannadood horteed 2004 oo ka hadlaya caqabado illaa iyo maanta taagan.
  • Shirkadley soomaaliyeed oo ka hadla booqasho ey dalkan ku yimaadeen wafdi soomaali iyo mareykan isugu dhafan.