CODKA Khamiis

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Faahfaahin dooddii hogaamiyeyaasha xisbiyada ee baarlamanka ka dhacdey 17-kii, maalintii arbacada

Iskuul ka mid ah iskuulaadka madaxa bannaan ee muslimiinta kuna yaala magaalada Göteborg oo 10 jirsadey, iyo warreysi aan la yeelaney macallin soomaaliyeed ee ka howlgala

Inan soomaaliyeed ee ku caan baxey shaactirada