CODKA Khamiis 2007-10-24

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Xisbiga Mudaraat-ka oo kulan sannadeedkoodii oo socon doona afar maalmood uga furmey magaalada Gävle

Suxufi Dawit Isaak oo Sabtida taariikhduna tahey 27-ka Oktoober markii lixaad sannad ku buuxin doona xabsiga

Luuqadda soomaaliga oo sannadka foodda innagu soo haya laga bilaabi doono jaamicadda Göteborg

Wareysi aan la yeelaney Caasha Diiriye, mar ey booqasho ku timid dalkan Iswiidhen