Sven-Erik Bucht, foto: Lars Pehrson

Shakhsiga sannadka 2007

Duqa magaalada ee degmada Haparanda Sven-Erik Bucht ayuu wargeyska toddobaadlaha ee Focus u  caleema saarey shakhsigii sannadka ee 2007.

Magacaabiddaa ayuu Sven-Erik ku muteystey hoowsha ballaaran ee uu ka geystey horumarinta deegaankaasi ee aan ku xaddidneyn oo keliya degmada Haparanda iyo dalka Iswiidhen, hase yeeshee uu gacan ka geystey carriga oo dhan. Qaasatan waqooyiga Iswiidhen iyo Finland.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".