CODKA Khamiis 2007-12-20

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Dhalin yarada somaliyeed ee dagan dalkaan Iswiidhan, maxeey qabtaan xiliyadda fasaxa masiixiga.
  • Sidee beey u arkaan kuwo kamidda dhalin yarada somaliyeed ee ku dhalatey dalkaan Iswiidhan, ciida masiixiga.
  • Kulan ka dhacay magaaladan Stockholm oo looga mada hadlahayey arimo ku wajahan somalida dagan dalkaan Iswiidhan iyo waxii ay joornaaladu ka qoreen.
  • Waa maxay wax qabadka Suldaan. Yaa doorta, maxaase lagu doortaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".