1 av 2
Cabdiraxmaan Cabdullahi "cirro", gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliland
2 av 2
Kulan ka dhacey aqalka umadda ee Rinkeby

CODKA Khamiis 2008-01-24

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Maamulka ururka midowga Yurub oo Arbacadii soo jeediyey go’aan la xiriira sidii loo dhimi lahaa 20% wasakheynta cimilada.

Soomaali habeenkii Arbacadii kulan isugu timid aqalka ummadda ee xaafadda Rinkeby. Maxaa ka carreysiiyey. Iyo haweeney madax ka aheyd goobo xannaanooyin oo dembi lagu tuhunsan yahey.

Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro, gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliland iyo wareeysi dhinacyo kala duwan leh la yeelaney.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".