Jamaal Warsame oo ku magac dheer Shabeel

CODKA Arbaca 2008-01-30

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Dhallaanka waalidkood mid ka mid ah loo geysto handadaad iyo jir dil oo inta badan ku dhacda haweenka/hooyinka, oo tiro aad u yar ey dawladda ka heleen magdhow.

Shuruucdii cunsuriyadda oo isbedel lagu dhawaaqey in lagu sameyn doono horraanka sannadka foodda innagu soo haya ee 2009.

Ardeyda dhigata iskuulaadka oo tiro 500 gaareysa la sheegey, kadib baaritaan la sameeyey iney muddo teeram ah ka maqnaayeen iskuulka.

Xaaladda dhallaanka soomaaliyeed ee dhigata iskuulaadka xannaanada ee Bismilah ee madaxoodii lagu tuhunsan yahey dhaqaale is daba maris oo sidoo kale xabsiga loogu taxaabey laba ruux ee kale. Iyo waxyaaba ey soomaalida ka cabanayaan ee amuurtaa la xiriirta.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".