Abdixakiin (The King)

CODKA Khamiis 2008-01-31

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • baarlamaanka dalkaan Iswiidhan oo maantay ka dooday sidii wax looga qaban lahaa dadtiradoodu gaareeys 400 000, oo deen la ildaran ay iska bixin waayeen.
  • Caawinaada,lasiiyo dalalka saboolkaa oo aan loogaarsiin sidii looqorsheeyay, raýigaas waxaa qaba Hayadda deeqda ee Diakoni.
  • Dadyoowga soogalootigaa ee dagan dalkaan Iswiidhan ayaa ku soo baddana haya suuqa ganacsiga. Sanadkii lasoo dhaafey waxeey aheed sanadkii ugu badnaayeen dadka sameeysana haya ganacsi u gaara oo soogalootiya.

  • Dhalinyaro iskaga guurtey, caasumadda dalkaan Iswiidhan, oo ka door bidday ineey dagaan tuulo. Maxeey sabab uga dhigeen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".