1 av 2
Abwaan Xassan Sheekh Muumin
2 av 2
Aaden Maxamed Ciise, soomaali kanadiyaan ah

CODKA Khamiis 2008-02-07


Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Abwaano soomaliyeed oo gabayo baroor diiqa u tiriyey Abwaan Xassan Sheekh muumin.
  • Qader kamidda Taariikhdii abwaanka.
  • Wareeysi aan layeelaney Abwaan Xassan sheekh Muumin oo dhinacyo baddan.
  • Nin ka mida qurbo joogta soomaaliyeed oo u heegan inuu isu sharaxo kursiga madaxwenenimada dawlad goboleedka Puntland.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista