Fidel Castro

CODKA Arbaco 2008-02-20

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Madaxda carriga Kosovo oo ku dhawaaqdey iney xorriyaddoodii dib ula soo noqdeen.
  • Nooc ka mid ah cudurka Kansarka ee haweenka iyo tallaalkiisa.
  • Dawladda Iswiidhen iyo ciraaq oo heshiis ku gaarey in qaxootiga dalka Ciraaq dib loogu celin karo dalkoodii hooyo.
  • Fidel Castro oo ku dhawaaqey inuu xukunka isaga degeyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".