Maalinta caalamiga ee luuqadaha hooyo

Warbixin laga ogaadey heyadda iskuulaadka ee skolverket, ayey ku caddeyd in degmooyin badani aaney gudan waajibaadkii ka saarnaa xuquuqda ey dhallaanka asal ahaan ka soo jeeda dalka dibaddiisa u leeyihiin barashada luuqaddooda hooyo.