Maxkammadii dadyoowga lagu tuhunsan yahey argagixisnimada. Foto: Henry Montgomery/Scanpix.

CODKA Arbaco 5-ta Maarso 2008

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Ciidamadda ammaanka ee waddammada Iswiidhen iyo Noorweey oo toddobaadkii ina dhaafey bartamihiisii howlwadajir ah habsiga ugu taxaabey soomaali lagu tuhunsan yahey argagixisnimo.

Dukaan cusub ee soomaali leedahey.

Fannaanka Cabdirisaaq Kuukaay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".