Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2008-03-27

Publicerat torsdag 27 mars 2008 kl 14.24
1 av 2
Laanta socdaalka
2 av 2
Baarlamaanka

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

:

  • Markii ugu horeeysey ee ay ciidamadda sirdoonka ee dalkaan iswiidhan ka hadlaan Ururka Al-Shabaab. Sideebay ciidamadda sirdoonku u arkaan Urukaas.
  • Labadii Nin ee ka soo jeeday dalka somaliya haysteyna dhalshadda iswiidhishka, ee la xirey bil ka hor kadib markii lagu eedeeyay ineey gacan saar la leeyihiin Ururada xaga jira ayna maal galin siiyaan.
  • Baarlamaanka dalkaan iswiidhan oo looga dooday maalintii arbacada arimaha qaxootiga.
  • Urur  u dooda deegaanka oo ka walwal qaba xaalada deegaan ee ay somalia mareeyso.
  • Kala aamisnaanta iyo dhibaatadda ay hor seedo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".