CODKA Arabaco 2008-04-09

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

Wasiirka iskuula oo soo bandhigey barnaamij cusub ee lagu kordhin doono iskuulaadka qaasatan ardeyda ka baxeysa fasallada sagaalaad iyo shanaad.

Ururu haween soomaaliyeed ee ka aasaasan magaalada Västerås oo heley bilad sharaf.

Heyadda ceymiska ee Försäkringskassan oo soo bandhigtey tirakoob-sannadeedkii waalidiinta iyo tirada maalmaha ey fasaxyada u qaataan dhallaankooda kolka ey sabiga yihiin.

Waxaa lagu guda jiraa xilligii xisaab-xir sannadeedkii.

Maalinta caalamiga ah ee qowmiyadda Roomiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".