1 av 2
Wasiirka dhaqaalaha, Anders Borg. Foto: Foto: Maja Suslin/Scanpix.
2 av 2
Qoraayadda Gunilla Bergström oo kursi kula fadhida Alfons Åberg.

CODKA Arbaca 2008.04.16

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Wasiirka maaliyadda oo shaleyto salaasadii 15-kii Apriil soo bandhigey miisaaniyadda xilliga gu’ga ee dawladda uu xubinta ka yahey.

  • Dembiile qirtey ugu yaraan inuu nafta ka gooyey haweeney 31 jir aheyd sannadkii 2000, iyo gabadh 10-jir iyaduna aheyd muddo iminka laga joogo laba toddobaad.

Amuurtaa ayaa dhalisey in gobolka Dalarna ee gabadha 10-jirka lagu diley ey maamulka ciidanka ammaanku dacwad ka dhan ah iska gudbiyeen.

  • Cayaaraha kubadda cagta iyo doorka dhallinyarada qurb-joogta.
  • Alfons Åberg, waa sheekooyin taxaneyaal ah ee caruureed. Waxaa buuggii ugu horreeyey soo baxey sannadkii 1972-kii. Sheekooyinka Alfons ayaa lagu min rogey luuqado gaareya 30-meeyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".