CODKA Khamiis 2008.05.08

Barnaamijka maata waxaad ku maqli doontaan.

  • Shakhsi ruux diley oo oodda laga qaadey. Amuurtaa ayaa dood weyn dhalisey.
  • Maqaal laga daabacey soomaali ka gadoodey wareysigii uu Danjiraha dalka Itoobiya u fadhiya dalkan kaga hadley soomaalida Iswiidhen iyo ciidamadda Itoobiya ee ku sugaman Soomaaliya.
  • Kulan ey toddobaadkii tagey magaalada Oslo ku yeesheen guddiga waddammada xiiseeya arrimmaha Soomaaliya.