CODKA Arbaco 2008.05.14

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Xisbiga mucaaradka ee Socialdemokrat-ka oo soo bandhigey fikirkiisa la xiriira shaqada.
  • 60-dan guurada dalka Israa’iil oo ku aadan 14-ka bisha Maajo ee sannadkan 2008.
  • Kulammo ka dhacey xaafadda Tensta laguna qaandeeynayey dhibaatooyinka beryahan dambe nawaaxigaa ka aloosan.
  • Baarlamanka dhallinyarada ku dhaqan xaafadaha ajnabigu ku badan yihiin oo markii ugu horreeyey ka dhacey magaalada Göteborg.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".