CODKA Khamiis 2008.05.15

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Sicirka raashinka oo kor u kacey muxuu saameyn ku yeeshey cunnada dhallaanka lagu siiyo xilliga ey iskuulaadka ku sugan yihiin.
  • Cudurka Hiv-ga oo la sheegey inuu kor u kacey, iyo kaalinta soomaalida ee cudurka.
  • Dhageystayaal nagula soo xiriirey khadka telefoonka maxey fikirro ah oo ey nagu soo kordhiyeen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".