CODKA Khamiis 2008.05.22

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Dhallaanka ka qeyb qaata waxbarashada xilliga kulleylaha ee loo yaqaan Sommarskola oo tiradoodu kor u sii kacday.
  • Abwaan Khaalid Cali Guul iyo noloshiisii qoraanimo, iyo gabey uu dhallinyarada qurba-joogta kula dardaarmey.
  • Maxamed Shiikh Xassan oo ka mid ah dadyoowga u guntadey sidey xil isaga saari lahaayeen ururinta iyo dib u soo nooleynta dhaqankii iyo luuqaddii soomaaliyeed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".