CODKA Arbaco 2008.05.21

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Baarlamanka oo qalinka ku duugi doona qorshe la xiriira xannaanada dhallaanka, haddii ey waalidiintu go’aansadaan iney aqallada ku xannaaneeyaan dhallaankooda saddexda sannadood ee noloshooda ugu horreysa. Middaasna loo ansixineyo degmooyinku iney ku maalgeliyaan.
  • Sidoo kale waxaa iyadana isla maantaba qalinka lagu duugi doomaa, sharci la xiriira shuruucda ey dawladda iyo kuwa degmooyinka iyo gobolladu kala saxiixdaan ee la quseeya, daryeelka caafimaad ee qaxootiga magangelyo doonka ah.
  • Dadyoowga aan dhammeyn, funktionshinder, iyo xaaladdooda la xiriirta caqabadaha nolosha iyo nolol-maalmeedka.
  • Sarkaal aannu ka warreysaney nidaamka cashuuraha ee dalka, qaasatn kuwa quseeya xawaaladaha.

Buugag uu qorey Bile Maxamed Xaashi oo tarjumiddoodii faraha lagu hayo. Iyadoona laga rogayo soomaali loona rogayo afka iswiidhishka

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".