CODKA Arbaco 2008.05.28

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Xisbiga Junni Listan oo doortey hogaamiye/hogaamiyeyaal cusub.
  • Xisbiga Cagaaran, Miljö partiet oo isu diyaarinaya sidey dawlad u wda dhisi lahaayeen xisbiyada mucaaradka haddey ku guuleystaan doorashada sannadka 2010.
  • Baaritaan lagu soo bandhigey siyaasadda mustaqbalka ee habka waxbarashada iskuulaadka.
  • Sannad Aragsame, goorma ayuu ahaa. Magacyo sidee ah ayey soomaalidu ugu yeeri jirteen maalmaha intii aaney qaadan Sabti, Axad, Isniin iyo wixii la mid ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".