Ka qeybgaleyaashii kulankii ballaarnaa ee looga arrinsanayey xaaladda Ciraaq. Foto: Claudio Bresciani/Scanpix.

CODKA Khamiis 2008.05.29

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Kulan ballaaran ee looga xaajooneyo ammaandarrada ka taagan dalka Ciraaq oo saaka furmey magaalada Istockholm.
  • Shaqa ka fariisigii kalkaaliyeyaasha caafimaad oo lix toddobaad ka dib istaagey.
  • Ururka dalladda BOJ ee taakuleeya dadyoowga dhibanneyaasha oo hoowlo ka bilaabey siduu luuqaddooda hooyo ugu taakuleyn lahaa ajnabiga. Soomaaligu xaggee ka joogaa.
  • Dhaqankii, taariikhdii iyo suugaantii soo jireenka ahaa ee soomaalida maxaa ka dambeeya.
  • Gabey uu jaadka kaga warramayo iyo waxyeelladiisa, abwaan Cabdirisaaq Xirsi Carrab.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".