CODKA Arbaco 2008.06.04

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Baarlamanka dalkan Iswiidhen oo maanta go’aan looga gaari doono mooshin la xiriira ”ceymiska dadyoowga xanuunsan ama da’yarida ku gala howlgabka”.
  • Baaritaan la soo bandhigey maalintii Isniinta lana xiriira ajnabiga dalka ku cusub sidii suuqa shaqada loogu sahli lahaa.

Barnaamij ey inoo soo diyaarisey weriyahayaga Amuun Cabdullahi, lana xiriira kulan ka dhacey magaalada Istockholm.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".