maalinta Qaranka ee Iswiidhan

CODKA Khamiis 2008-06-05

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Kulan saxaafadeed ay qabateyhayadda  Nutek, kaa soo ay ku soo ban dhigtey qorshaha saddexda sano ee soo socota. Maxaa ka mida waxyaabaha looga baahan yahay cidii dooneeysa ineey shirkad maxad banaan sameeystaa.

Maalinta Qaranka oo bari ku soo beega, somalida dagan dalkaan kuo kamidda sideebay u arkaan Iswiidhan iyo Iswiidhishka.

  • Muhiimadda ay leedahay barashaadda Kumbuyuutarka Kista Folkahögskolan, ayaa dumarka ka caawiya kor u qaadista wax barashadaas.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".