1 av 2
Kulankii dhalin yarada Ogaden
2 av 2
Gabdhihii ka soo qeeybgaley kuwo kamidda

CODKA Arbaco 2008.06.04

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:


Kulan ay iskugu yimaadeen ururadda dhalinyarada Ogaden ee Yururb oo ka dhacey magaalada Istockholm, gaar ahaa guriga umadda ee Rinkeby (Folket Hus).

  • Baarlamanka dalkan Iswiidhen oo maanta go’aan looga gaari doono mooshin la xiriira ”ceymiska dadyoowga xanuunsan ama da’yarida ku gala howlgabka”.
  • Baaritaan la soo bandhigey maalintii Isniinta lana xiriira ajnabiga dalka ku cusub sidii suuqa shaqada loogu sahli lahaa.

Kulan ay iskugu yimaadeen ururadda dhalinyarada Ogaden ee Yururb oo ka dhacey magaalada Istockholm, gaar ahaa guriga umadda ee Rinkeby (Folket Hus).

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".