1 av 4
Ciyartooyda Iswiidhan
2 av 4
Fanaanka Jangoow
3 av 4
Kulan ka dhacay Göteborg
4 av 4
Maxkamad

CODKA Arbaco 2008.06.11

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

Labdii nin ee somaliyeed ee  lagu tuhunsaan argagixisnimado oo maantay la soo daayey.

  • Ciyaarihii kubadda cagta ee reer yurub oo bilaabatey todobadii bishaan,xalayna ay wada ciyaareen Sweden iyo Gregland. Sweden ay ku badisey labo gool.
  • Qader kamidda taariiqda fanaanka Mohamud Ahmed Omar Jangoow.

Kulan ka dhacay magaaladda Göteborg, kulankaas oo ay iskugu yimaadeen dad somaliyeed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".