Fredrik Federley, mudane ka tirsan xisbiga Dhexe ama Center-kaFoto: Anders Wiklund/Scanpix.

CODKA Arbaco

Barnaamijka maanta waxaad dhageysteyaal ku maqli doontaan:

  • Dood ballaaran ee shaleyto ka bilaabatey xarunta baarlamanka ee dalka Iswiidhen oo weli hoowsheedi socoto.
  • Kulan maalintii Sabtidii bishuna aheyd 14-ka Juun ka dhacay xaafadda Rinkeby.

  • Qadar yar 50-tan guuradii 29-ka Juun sannadkii 1958-dii oo ey garoon ku yaala magaalada Istockholm isaga hor yimaadeen kooxda xulka kubadda cagta ee Iswiidhen iyo dhiggooda ee Baraasiil.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".