Midsommarstång. Foto. Hasse Holmberg/ Scanpix

CODKA Khamiis 2008.06.19

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Baarlamanka dalkan Iswiidhen oo xaleyto qalinka ku duugey sharcigii dhageysiga ee maalmahan leysku hayey.
  • Xulka qaranka Iswiidhen ee kubadda cagta oo boorsooyinkoodii sidey u xir-xiran lahaayeen ku jira.
  • Qaxootiga oo barkood intii horey sharciga loo siin jirey ey dhimmen.
  • Waddammada ku jira ururka midowga Yurub oo heshiis ku gaarey habkii loola dhaqmi lahaa dadyoowga sharcidarrada carrigaa ku jooga.
  • Ciidda Midsommar.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".