Saraakiishii Rädningsverket oo la sii daayey

Sarkaalkii iswiidhishka ee ka howlgelayey heyadda badbaadinta ee Rädningsverket, hoowshiisuna aheyd baarista aaladaha qarxa ee dhowaantan lagu afduubey, isaga iyo nin daanish ah ayaa oodda laga qaadey isla maalintii shleyto.

Haddaba wareysi aan qadka telefoonka kula yeelaney gudoomiyaha gobolka Bakool, Maxamed Cabdi Maxamed oo ku magac dheer Talman, ayaa hadalkiisii sidan ku bilaabey: