CODKA Arbaco 2008.07.02

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Shaqaalihii basaska oo shaqa ka fariisigoodii galey maalintii labaad.
  • Ulf Flin, oo dhowaantan lagu qafaashey magaalada Xudur, kadibna xorriyaddiisii heley oo ku sugan magaalada Neyroobi, lana filayo inuu fasax dib ugu soo noqdo dalkiisii hooyo.
  • Shaleyto oo ku beegneyd koowda Juulaay, maalintii calanka soomaaliyeed.