CODKA Khamiis 2008.07.03

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Shuruucda iyo wareegtooyinka hirgaley laga bilaabo koowda bisha Juulaay.
  • Kulankii WALTIC ee saddexda maalmood socdey oo arbacadii, galabnimadii la soo gabagabeeyey.
  • Kulan ey isugu yimaadeen culumo iyo dadweyne, ee ka dhacey xaafadda Tensta.