CODKA Arbacada 2008-07-23

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

                              

  • Wasiirka Arimaha Dibada ee dalkan Iswiidhan oo ka hadlay Qabashadii  Radovan karadzi. Maxuu ka yiri.

Waxtarka  Qoraxdda  u leedahay jirka adamaha oo inta badan ka maqan dumarka somaliyeed, maxaa sabab looga dhigey.

Buug cusub oo ku soo kordhay taariikhda buugta ku qoran afsoomaalig.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista