CODKA Arbaco 2008.07.30

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

  • Dawladda Iswiidhen oo gaashaanka u daruurtey, fikir ey soo bandhigeen sagaal dal ee xubbno ka ah ururka midowga Yurub.
  • Xafladdii Istockholmpride oo Jimcadii furantey.
  • Somali summer game oo salaasadii la soo gabagabeeyey.
  • Cabdirisaaq Xuseen Kuukaay oo ku geeriyoodey magaalada Neyroobi ee caasimadda dalka Keenya. 
  • Dhirta ka baxda Soomaaliya iyo kuwooda manaafacaadka leh oo aan ka warreysaney cilmi-baare Maxamed Xuseen Faarax.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista